ترجمة معاني القرآن الكريم - الترجمة الصومالية - عبدالله حسن يعقوب

سورة الحاقة - Al-xaaqah

external-link copy
1 : 69

ٱلۡحَآقَّةُ

1. Xaqiiqda dhabta ah ee sugan1! info

1. Al-Xaaqqah: Xaqiiqda dhabta ah,waa magac kale oo loo yaqaan Qiyaamaha.

التفاسير:

external-link copy
2 : 69

مَا ٱلۡحَآقَّةُ

2. Waa maxay xaqiiqda dhabta ahi?! info
التفاسير:

external-link copy
3 : 69

وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحَآقَّةُ

3. Maxaad ka og tahay waxay tahay xaqiiqdaa dhabta ahi ee sugan?! info
التفاسير:

external-link copy
4 : 69

كَذَّبَتۡ ثَمُودُ وَعَادُۢ بِٱلۡقَارِعَةِ

4. Thamuud iyo Caadba waxay beeniyeen (Qalbi) Garaacdada (Maalinta Qiyaame). info
التفاسير:

external-link copy
5 : 69

فَأَمَّا ثَمُودُ فَأُهۡلِكُواْ بِٱلطَّاغِيَةِ

5. Thamuud, waxaa lagu halaagay Qeylo Daran2. info

2. Qarax xoog leh oo ay la dhinteen dadkii.

التفاسير:

external-link copy
6 : 69

وَأَمَّا عَادٞ فَأُهۡلِكُواْ بِرِيحٖ صَرۡصَرٍ عَاتِيَةٖ

6. Caad se, waxaa lagu halaagay dabeyl daran oo qabow badan. info
التفاسير:

external-link copy
7 : 69

سَخَّرَهَا عَلَيۡهِمۡ سَبۡعَ لَيَالٖ وَثَمَٰنِيَةَ أَيَّامٍ حُسُومٗاۖ فَتَرَى ٱلۡقَوۡمَ فِيهَا صَرۡعَىٰ كَأَنَّهُمۡ أَعۡجَازُ نَخۡلٍ خَاوِيَةٖ

7. (Alle) uu ku salliday toddoba habeen iyo siddeed maalmood oo xidhiidh ah; sidaas darteed waxaad arki lahayd dadkiiyoo halkaas u daadsan af gambi la moodo jirrido timreed dhacay. info
التفاسير:

external-link copy
8 : 69

فَهَلۡ تَرَىٰ لَهُم مِّنۢ بَاقِيَةٖ

8. Ee ma aragtaa wax ka hadhay? info
التفاسير: