《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

Al-jin

external-link copy
1 : 72

قُلۡ أُوحِيَ إِلَيَّ أَنَّهُ ٱسۡتَمَعَ نَفَرٞ مِّنَ ٱلۡجِنِّ فَقَالُوٓاْ إِنَّا سَمِعۡنَا قُرۡءَانًا عَجَبٗا

1. (Nabi Muxammadow) dheh: Waxaa la ii waxyooday inay koox Jin ahi dhegaysteen (Qur’aanka). Markaasay yidhaahdeen: Waxaanu maqallay Qur'aan cajab leh. info

1. Al-Jin: Jinka, waa nooc ka mid ah uunka uu Alle ka abuuray (aabbahood Ibliis) dab oo indhaha dadka ka qarsoon.

التفاسير: