《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
103 : 6

لَّا تُدۡرِكُهُ ٱلۡأَبۡصَٰرُ وَهُوَ يُدۡرِكُ ٱلۡأَبۡصَٰرَۖ وَهُوَ ٱللَّطِيفُ ٱلۡخَبِيرُ

103. Ma koobi karaan (Alle) aragga indhuhu, Isaguse wuu koobaa Arag walba (Alle wuu arkaa wax kasta, lamase arko Isaga adduunka). Waana Roonaan Badanaha, Xog ogaalka ah. info
التفاسير: