《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

Alwaaqicah

external-link copy
1 : 56

إِذَا وَقَعَتِ ٱلۡوَاقِعَةُ

1. Markay dhacdada weyni dhacdo1. info

1. Al-Waaqica: Dhacdada dhici doonta, waxaa loola jeedaa Maalinta Qiyaamaha.

التفاسير: