《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
14 : 45

قُل لِّلَّذِينَ ءَامَنُواْ يَغۡفِرُواْ لِلَّذِينَ لَا يَرۡجُونَ أَيَّامَ ٱللَّهِ لِيَجۡزِيَ قَوۡمَۢا بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ

14. Waxaad ku dhahdaa kuwa (Xaqa) rumeeyey inay iska3 dhaafaan kuwa aan ka rajo qabin Ayaamaha Alle4, si uu ugu abaal mariyo qolo waxay kasbadeen. info

3. Waa billowgii baaqa Islaamka ka hor inta aan la idmin jihaadka.
4. Ayaamaha Alle waxaa loola jeedaa maalmihii uu Alle ku soo dejiyey gaalada cadaabka, oo badbaadiyey kuwa xaqa rumeeyey.

التفاسير: