《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
28 : 43

وَجَعَلَهَا كَلِمَةَۢ بَاقِيَةٗ فِي عَقِبِهِۦ لَعَلَّهُمۡ يَرۡجِعُونَ

28. Wuxuuna ka yeelay Kalimadda9 (Towxiidka) mid ku baaqi ah durriyaddiisa dhexdooda10, si ay (Xaqa) ugu noqdaan. info

9. Waa Kalimada Laa ilaaha illal Laah.
10. Nabi Ibraahiim c.s. wuxuu ka dhigay towxiidka wax ku baaqi ah firkiisa.

التفاسير: