《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
38 : 33

مَّا كَانَ عَلَى ٱلنَّبِيِّ مِنۡ حَرَجٖ فِيمَا فَرَضَ ٱللَّهُ لَهُۥۖ سُنَّةَ ٱللَّهِ فِي ٱلَّذِينَ خَلَوۡاْ مِن قَبۡلُۚ وَكَانَ أَمۡرُ ٱللَّهِ قَدَرٗا مَّقۡدُورًا

38. Ma aha Nabiga dushiisa wax dhib ah inuu falaa waxa Alle u banneeyey29. Waa jidkii Alle ee kuwii hore ee tegay. Amarka Alle waa qaddar horay ka fula. info

29. Ama waxa uu u banneeyey inuu fali karo.

التفاسير: