《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
22 : 26

وَتِلۡكَ نِعۡمَةٞ تَمُنُّهَا عَلَيَّ أَنۡ عَبَّدتَّ بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ

22. Oo taasi (inaan ku soo barbaaray gurigaaga) - ma nicmad baa aad iigu lib-sheegato, adigoo addoonsaday ilmihii Israa’iil? info
التفاسير: