《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
95 : 2

وَلَن يَتَمَنَّوۡهُ أَبَدَۢا بِمَا قَدَّمَتۡ أَيۡدِيهِمۡۚ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِٱلظَّٰلِمِينَ

95. Mase jamanayaan waligood, waxay geysteen gacmahoodu awgii (oo denbiyo ah). Allena wuu og yahay daalimiinta. info
التفاسير: