《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
276 : 2

يَمۡحَقُ ٱللَّهُ ٱلرِّبَوٰاْ وَيُرۡبِي ٱلصَّدَقَٰتِۗ وَٱللَّهُ لَا يُحِبُّ كُلَّ كَفَّارٍ أَثِيمٍ

276. Alle ma barakeeyo Ribo, oo sababaa Sadaqooyinka inay bataan. Allena ma jecla mid kastoo abaal laawe ah, denbi badan. info
التفاسير: