《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
244 : 2

وَقَٰتِلُواْ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ وَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٞ

244. Ku dagaallamana Jidka Alle, oo ogaada inuu Alle yahay wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon. info
التفاسير: