《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
16 : 2

أُوْلَٰٓئِكَ ٱلَّذِينَ ٱشۡتَرَوُاْ ٱلضَّلَٰلَةَ بِٱلۡهُدَىٰ فَمَا رَبِحَت تِّجَٰرَتُهُمۡ وَمَا كَانُواْ مُهۡتَدِينَ

16. Kuwaasi waa kuwa iibsada habowga halkii hanuunka, sidaas awgeed ganacsigoodu ma keeno wax faa’ido ah, Mana aha kuwo hanuunsan. info
التفاسير: