《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
22 : 17

لَّا تَجۡعَلۡ مَعَ ٱللَّهِ إِلَٰهًا ءَاخَرَ فَتَقۡعُدَ مَذۡمُومٗا مَّخۡذُولٗا

22. Ha u shariik yeelin Alle ilaah kale mid uu ahaadaba, si aadan u fadhiisan (cadaab dhexdi) adigoo dulleysan dacdarreysan deyro ah. info
التفاسير: