《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
37 : 16

إِن تَحۡرِصۡ عَلَىٰ هُدَىٰهُمۡ فَإِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِي مَن يُضِلُّۖ وَمَا لَهُم مِّن نَّٰصِرِينَ

37. Haddaad ku dadaashid hanuunkooda, Alle ma hanuuniyo cid uu lumiyo8, mana helaan wax u soo gargaara (Aakhirada). info

8. Sababta doorashadooda inay diidaan hanuunka.

التفاسير: