《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
16 : 14

مِّن وَرَآئِهِۦ جَهَنَّمُ وَيُسۡقَىٰ مِن مَّآءٖ صَدِيدٖ

16. Jahannama baa ka horreysa, waxaana laga waraabin biyo carow ah6. info

6.Waa dhacaanka ka yimaada nabarrada dadka ehlu Naarka ah.

التفاسير: