《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

external-link copy
29 : 12

يُوسُفُ أَعۡرِضۡ عَنۡ هَٰذَاۚ وَٱسۡتَغۡفِرِي لِذَنۢبِكِۖ إِنَّكِ كُنتِ مِنَ ٱلۡخَاطِـِٔينَ

29. Yuusufow! Iskaga jeedso waxakan7 oo (xaaskaygaay) u weydiiso cafis denbigaa- ga. Waxaad ka mid tahay kuwa gafaye. info

7. Waa qari arrinkan oo ka soo qaad waxaan dhicin.

التفاسير: