《古兰经》译解 - 索马里语翻译 - 阿布杜拉·哈桑·叶孤拜

Yuunis

external-link copy
1 : 10

الٓرۚ تِلۡكَ ءَايَٰتُ ٱلۡكِتَٰبِ ٱلۡحَكِيمِ

1. Alif Laam Raa1, Kuwakani waa Aayadaha Kitaabka (Qur’aanka) Xikmadda Badan2. info

1. Eeg sharaxa Suuradda 2 Al-Baqara: Aayadda 1.
2. Xakiim waa tilmaanta qofka warkiisa iyo ficilkiisa salka ku hayaan garasho iyo aragti dheer. waxaa loola jeedaa tilmaamaha doonista, hadaf yeelashada, war samida, falsamada, wax kala saaridda iyo xog ogaanta, aragti dheerida, abwaanka ah.

التفاسير: