Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
6 : 84

يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡإِنسَٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدۡحٗا فَمُلَٰقِيهِ

6. Qofyahow! Waad dhibboon oo u camal fali xagga Rabbigaa, waadna la kulmi (natiijada camalkaaga khayr ama shar wuxuu yahayba Maalinta Qiyaamaha). info
التفاسير: