Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

Numero ng Pahina:close

external-link copy
20 : 77

أَلَمۡ نَخۡلُقكُّم مِّن مَّآءٖ مَّهِينٖ

20. Miyaanaan idinka abuurin biyo daciif ah liita? info
التفاسير:

external-link copy
21 : 77

فَجَعَلۡنَٰهُ فِي قَرَارٖ مَّكِينٍ

21. Markaas yeelnay meel aamin ah gudaheed (riximka), info
التفاسير:

external-link copy
22 : 77

إِلَىٰ قَدَرٖ مَّعۡلُومٖ

22. Ilaa muddo la yaqaanno, info
التفاسير:

external-link copy
23 : 77

فَقَدَرۡنَا فَنِعۡمَ ٱلۡقَٰدِرُونَ

23. Sidaasaan wax u qaddarnay, Annagaana u fiican kuwo wax qaddara. info
التفاسير:

external-link copy
24 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

24. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
25 : 77

أَلَمۡ نَجۡعَلِ ٱلۡأَرۡضَ كِفَاتًا

25. Miyaanaan ka dhigin dhulka mid qaada oo ku filan? info
التفاسير:

external-link copy
26 : 77

أَحۡيَآءٗ وَأَمۡوَٰتٗا

26. Kuwa nool iyo kuwa mowtanba4. info

4. Alle wuxuu ku kulmiyey dadka nool arlada dusheeda, mowtidana arlada hoosteeda.

التفاسير:

external-link copy
27 : 77

وَجَعَلۡنَا فِيهَا رَوَٰسِيَ شَٰمِخَٰتٖ وَأَسۡقَيۡنَٰكُم مَّآءٗ فُرَاتٗا

27. Oo ka yeelin dhulka dhexdiisa buuro sugan oo dhaadheer oo aan idinka waraabinin biyo macaan? info
التفاسير:

external-link copy
28 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

28. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
29 : 77

ٱنطَلِقُوٓاْ إِلَىٰ مَا كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ

29. Aada waxaad beenin jirteen. info
التفاسير:

external-link copy
30 : 77

ٱنطَلِقُوٓاْ إِلَىٰ ظِلّٖ ذِي ثَلَٰثِ شُعَبٖ

30. Aada hoos (qiiqa Naarta ah) oo seddex laamood leh5. info

5. Xagga seddex jiho: Midigta, bidixda, iyo dusha sare, macnaha waa cadaabka wuxuu uga iman oo ka hareereyn gaalada jiho kasta.

التفاسير:

external-link copy
31 : 77

لَّا ظَلِيلٖ وَلَا يُغۡنِي مِنَ ٱللَّهَبِ

31. Oo aan harsi laheyn, waxnana ka tareyn ololka dabka. info
التفاسير:

external-link copy
32 : 77

إِنَّهَا تَرۡمِي بِشَرَرٖ كَٱلۡقَصۡرِ

32. Waxay (Naartu) tuuri dhimbilo daran oo daaro oo kale ah . info
التفاسير:

external-link copy
33 : 77

كَأَنَّهُۥ جِمَٰلَتٞ صُفۡرٞ

33. Aad mooddo awr aydin ah. info
التفاسير:

external-link copy
34 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

34. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
35 : 77

هَٰذَا يَوۡمُ لَا يَنطِقُونَ

35. Kanu waa Maalin aysan (gaaladu) hadleyn. info
التفاسير:

external-link copy
36 : 77

وَلَا يُؤۡذَنُ لَهُمۡ فَيَعۡتَذِرُونَ

36. Oo aan idan la siineyn si ay u cudurdaartaan. info
التفاسير:

external-link copy
37 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

37. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
38 : 77

هَٰذَا يَوۡمُ ٱلۡفَصۡلِۖ جَمَعۡنَٰكُمۡ وَٱلۡأَوَّلِينَ

38. Kani waa Maalinka kala Baxa. Waa idin soo kulminnay idinka iyo kuwii horreeyey. info
التفاسير:

external-link copy
39 : 77

فَإِن كَانَ لَكُمۡ كَيۡدٞ فَكِيدُونِ

39. Ee haddaad wax dhagri kartaan, Aniga I dhagra. info
التفاسير:

external-link copy
40 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

40. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
41 : 77

إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي ظِلَٰلٖ وَعُيُونٖ

41. Hubaal kuwa ka dhowrsada xumaha waxay ku sugnaan hoosas iyo ilo. info
التفاسير:

external-link copy
42 : 77

وَفَوَٰكِهَ مِمَّا يَشۡتَهُونَ

42. Iyo midho waxay doonaan ah. info
التفاسير:

external-link copy
43 : 77

كُلُواْ وَٱشۡرَبُواْ هَنِيٓـَٔۢا بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ

43. Cuna oo cabba si raaxo leh waa waxaad camalsan fali jirteen darteed. info
التفاسير:

external-link copy
44 : 77

إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجۡزِي ٱلۡمُحۡسِنِينَ

44. Sidaasaan u abaal marinnaa sama falayaasha. info
التفاسير:

external-link copy
45 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

45. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
46 : 77

كُلُواْ وَتَمَتَّعُواْ قَلِيلًا إِنَّكُم مُّجۡرِمُونَ

46. (Gaaloy) cuna oo raaxeysta in yar. waxaad tihiin denbiilayaal. info
التفاسير:

external-link copy
47 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

47. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
48 : 77

وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱرۡكَعُواْ لَا يَرۡكَعُونَ

48. Marka lagu yidhaahdo: Rukuuca ma ay rukuucaan6. info

6. Marka lagu yidhaahdo u hoggaansama Amarka Alle uma hoggaansamaan, sidoo kale waxaa lagu fasiray marka lagu yidhaahdo tukada ma ay tukadaan.

التفاسير:

external-link copy
49 : 77

وَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ

49. Hoog Maalintaas waxaa leh xaq beeniyayaasha (nabad diidka). info
التفاسير:

external-link copy
50 : 77

فَبِأَيِّ حَدِيثِۭ بَعۡدَهُۥ يُؤۡمِنُونَ

50. Ee Hadalkee bay kan (Qur’aanka) kaddib (gaaladu) rumeynayaan? info
التفاسير: