Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
178 : 7

مَن يَهۡدِ ٱللَّهُ فَهُوَ ٱلۡمُهۡتَدِيۖ وَمَن يُضۡلِلۡ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡخَٰسِرُونَ

178. Qofkii Alle hanuuniyo uun baa hanuunsan, qofkiina uu dhumiyo12,waa kuwaa kuwa khasaaray. info

12. Ku adkeysashadiisa denbiga iyo diiddadiisa Xaqa darteed.

التفاسير: