Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
108 : 7

وَنَزَعَ يَدَهُۥ فَإِذَا هِيَ بَيۡضَآءُ لِلنَّٰظِرِينَ

108. Wuxuuna u soo saaray debedda gacantiisa, mise! Waa caddahay (oo u ifeysey) eegayaasha. info
التفاسير: