Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
51 : 21

۞ وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَآ إِبۡرَٰهِيمَ رُشۡدَهُۥ مِن قَبۡلُ وَكُنَّا بِهِۦ عَٰلِمِينَ

51. Waxaanu dhab ahaan siinnay goor hore Ibraahiim (saamigiisa) hanuunka15, Waxaaanuna uga war qabnay si dhan. info

15. Ka hor Muuse, Alle wuxuu hanuunshay Ibraahiim tan iyo yaraantii.

التفاسير: