Salin ng mga Kahulugan ng Marangal na Qur'an - Salin sa Wikang Somali ni Abdullah Hassan Yakob

external-link copy
26 : 14

وَمَثَلُ كَلِمَةٍ خَبِيثَةٖ كَشَجَرَةٍ خَبِيثَةٍ ٱجۡتُثَّتۡ مِن فَوۡقِ ٱلۡأَرۡضِ مَا لَهَا مِن قَرَارٖ

26. Tusaalaha Kelmedda xunna9 waa sida geed xun laga rujiyey dhulka korkiisa oo aan laheyn sugnaan. info

9. Waxaa soo galaya kelmedda xun: Gaalnimada, shirkiga, iyo erey kasta oo xun oo lagu hadlo, iyo xumo falka.

التفاسير: