పవిత్ర ఖురాన్ యొక్క భావార్థాల అనువాదం - సోమాలి అనువాదం - అబ్దుల్లాహ్ హసన్ యాఖుబ్

external-link copy
4 : 17

وَقَضَيۡنَآ إِلَىٰ بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ فِي ٱلۡكِتَٰبِ لَتُفۡسِدُنَّ فِي ٱلۡأَرۡضِ مَرَّتَيۡنِ وَلَتَعۡلُنَّ عُلُوّٗا كَبِيرٗا

4. Waxaan ugu sheegnay Ilmahii Israa'iil Kitaabka4 (Towraadda): Waxaad fasahaadin arlada labo jeer oo isku kibrin iskibrin weyn. info

4. Horay ugu sheegnay waxyi ahaan Kitaabka Towraadda waxay falayaan.

التفاسير: