அல்குர்ஆன் மொழிபெயர்ப்பு - சோமாலிய மொழிபெயர்ப்பு - அப்துல்லாஹ் ஹஸன் யஃகூப்

Al-insaan

external-link copy
1 : 76

هَلۡ أَتَىٰ عَلَى ٱلۡإِنسَٰنِ حِينٞ مِّنَ ٱلدَّهۡرِ لَمۡ يَكُن شَيۡـٔٗا مَّذۡكُورًا

1. Waxaa Aadmiga soo maray waqti wax la sheego uusan aheyn (uusan jirinba). info

1. Al-Insaan: dadka, waxaa sidoo kale Suuraddan la yidhaahdaa Ad-Dahar (Waqtiga).

التفاسير:

external-link copy
2 : 76

إِنَّا خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ مِن نُّطۡفَةٍ أَمۡشَاجٖ نَّبۡتَلِيهِ فَجَعَلۡنَٰهُ سَمِيعَۢا بَصِيرًا

2. Waxaanu ka abuurnay Aadmiga dhibic mani ah isku dhafanta2, si aynu u imtixaanno, markaas waxaan ka yeellay mid wax maqla, wax arka. info

2. Isku dhaf biyaha ninka iyo haweenta ee gala riximka haweenta.

التفاسير:

external-link copy
3 : 76

إِنَّا هَدَيۡنَٰهُ ٱلسَّبِيلَ إِمَّا شَاكِرٗا وَإِمَّا كَفُورًا

3. Waxaanu tusnay jidka ama waa mid mahad naqa ama mid abaal dhac badan (gaal ah). info
التفاسير:

external-link copy
4 : 76

إِنَّآ أَعۡتَدۡنَا لِلۡكَٰفِرِينَ سَلَٰسِلَاْ وَأَغۡلَٰلٗا وَسَعِيرًا

4. Waxaanu xaqiiq u diyaarinnay gaalada silsilado, heegayaal, iyo dab ololaya. info
التفاسير:

external-link copy
5 : 76

إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ يَشۡرَبُونَ مِن كَأۡسٖ كَانَ مِزَاجُهَا كَافُورًا

5. Hubaal, kuwa baarriyiinta ah waxay ka cabbi galaas (khamro saafi ah) oo lagu dheehay Kaafuur. info
التفاسير: