அல்குர்ஆன் மொழிபெயர்ப்பு - சோமாலிய மொழிபெயர்ப்பு - அப்துல்லாஹ் ஹஸன் யஃகூப்

Al-faatixa

external-link copy
1 : 1

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

1. Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), (u) Naxariista badan (mu'miniinta). info
التفاسير: