د قرآن کریم د معناګانو ژباړه - صومالي ژباړه - عبد الله حسن یعقوب

Al-layl

external-link copy
1 : 92

وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَغۡشَىٰ

1. Waxaan ku dhaartay habeenka markuu daboolo (waxa samada iyo arlada dhexdooda ah). info
التفاسير: