د قرآن کریم د معناګانو ژباړه - صومالي ژباړه - عبد الله حسن یعقوب

external-link copy
41 : 41

إِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِٱلذِّكۡرِ لَمَّا جَآءَهُمۡۖ وَإِنَّهُۥ لَكِتَٰبٌ عَزِيزٞ

41. Kuwa ku gaalooba Waanada14 (Qur’aanka) markuu u yimid (waa laga jazayn)15 oo (kani Qur’aanka) waa Kitaab sharaf weyn leh. info

14. Kuwa diida xaqa ama door bida tafsiirka qalloocan Alle ma hanuuniyo.
15. Hadalka inta ka go’an waa la iska garan karaa oo waxaa weeye: Waxay la kulmi doonaan ciqaab aan la suureysan karin.”

التفاسير: