पवित्र कुरअानको अर्थको अनुवाद - सोमाली भाषामा अनुवाद : अब्दुल्लाह हसन याकूब ।

external-link copy
3 : 97

لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٞ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٖ

3. Habeenka Qadarku wuxuu ka khayr badan yahay kun bilood1. info

1. 83 sano iyo afar bilood, waa camalka iyo cibaadeysiga habeenkaa.

التفاسير: