पवित्र कुरअानको अर्थको अनुवाद - सोमाली भाषामा अनुवाद : अब्दुल्लाह हसन याकूब ।

external-link copy
147 : 2

ٱلۡحَقُّ مِن رَّبِّكَ فَلَا تَكُونَنَّ مِنَ ٱلۡمُمۡتَرِينَ

147. Xaqu wuxuu ka yimid (Alle) Rabbigaa. Ee ha ka mid noqon shaki qabayaasha. info
التفاسير: