വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
2 : 76

إِنَّا خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ مِن نُّطۡفَةٍ أَمۡشَاجٖ نَّبۡتَلِيهِ فَجَعَلۡنَٰهُ سَمِيعَۢا بَصِيرًا

2. Waxaanu ka abuurnay Aadmiga dhibic mani ah isku dhafanta2, si aynu u imtixaanno, markaas waxaan ka yeellay mid wax maqla, wax arka. info

2. Isku dhaf biyaha ninka iyo haweenta ee gala riximka haweenta.

التفاسير: