വിശുദ്ധ ഖുർആൻ പരിഭാഷ - സോമാലിയൻ വിവർത്തനം - അബ്‌ദല്ലാഹ് ഹസ്സൻ യഹ്‌കൂബ്

external-link copy
87 : 21

وَذَا ٱلنُّونِ إِذ ذَّهَبَ مُغَٰضِبٗا فَظَنَّ أَن لَّن نَّقۡدِرَ عَلَيۡهِ فَنَادَىٰ فِي ٱلظُّلُمَٰتِ أَن لَّآ إِلَٰهَ إِلَّآ أَنتَ سُبۡحَٰنَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ ٱلظَّٰلِمِينَ

87. (Xus qisada) rafiiqii nibriga (Yuunus) markuu tegay isagoo (u) cadheysan (dadkii loo diray) 25, wuxuuna mooday inaanan cidhiidhyeyn (aanu qabanayn)26! Markaasuu ka dhawaaqay mugdiyo dhexdooda27 (isagoo leh): Ma jiro Ilaah (Xaq ah) aan Adiga aheyn (Allow). Adigaa ka hufan (xumaan), anigu waan gefay. info

25. Ka cadheysan gaalnimada iyo caasiyoobidda dadkiisa.
26. Macne kale waa aan ku cidhiidhyi doonin (caloosha nibriga).
27. Mugdiyadaas oo ah mugdiga habeenka, kan badda, iyo kan caloosha nibriga.

التفاسير: