ಪವಿತ್ರ ಕುರ್‌ಆನ್ ಅರ್ಥಾನುವಾದ - ಅನುವಾದ - ಅಬ್ದುಲ್ಲಾ ಹಸನ್ ಯಾಕೂಬ್.

external-link copy
18 : 33

۞ قَدۡ يَعۡلَمُ ٱللَّهُ ٱلۡمُعَوِّقِينَ مِنكُمۡ وَٱلۡقَآئِلِينَ لِإِخۡوَٰنِهِمۡ هَلُمَّ إِلَيۡنَاۖ وَلَا يَأۡتُونَ ٱلۡبَأۡسَ إِلَّا قَلِيلًا

18. Alle dhab ahaan waa og yahay kuwa idinka mid ah ee ka reeba (jihaadka Jidka Alle)11, iyo kuwa ku yidhaahda walaalahood: Noo kaalaya12; mana yimaadaan dagaalka in yar ma’ahee13. info

11. Kuwa ka cesha dadka kale inay taageero siiyaan jihaadka oo garab istaagaan mujaahidiinta dagaalka.
12. Halkii ay ku biiri lahaayeen.
13. Markaasna waxay u baxaan ujeeddooyin kale sida aad maal heshaan, iwm.

التفاسير: