ಪವಿತ್ರ ಕುರ್‌ಆನ್ ಅರ್ಥಾನುವಾದ - ಅನುವಾದ - ಅಬ್ದುಲ್ಲಾ ಹಸನ್ ಯಾಕೂಬ್.

external-link copy
74 : 16

فَلَا تَضۡرِبُواْ لِلَّهِ ٱلۡأَمۡثَالَۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ

74. Ha u yeelina Alle wax aad la mid dhigtaan18. Hubaal, Alle wuu Og yahay (waxaad fashaan), idinkuse ma ogidin (cidhib xumidiinna). info

18. Ma jiro wax loo dhigo.

التفاسير: