ការបកប្រែអត្ថន័យគួរអាន - ការបកប្រែជាភាសាសូម៉ាលី - អាប់ឌុលឡោះ ហាសាន់ យ៉ាកូប

external-link copy
77 : 55

فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ

77. Ee tee baad Nicmooyinka Rabbigiin beenineysaan?10 info

10. Midna beeninmeyno Allow ka mid ah Nicmooyinkaaga oo ammaan iyo mahad idilkeed Adigaa leh oo ku caabudi Adigoo Keliya annagoon waxba kula wadaajin
cibaadada.

التفاسير: