ការបកប្រែអត្ថន័យគួរអាន - ការបកប្រែជាភាសាសូម៉ាលី - អាប់ឌុលឡោះ ហាសាន់ យ៉ាកូប

external-link copy
4 : 26

إِن نَّشَأۡ نُنَزِّلۡ عَلَيۡهِم مِّنَ ٱلسَّمَآءِ ءَايَةٗ فَظَلَّتۡ أَعۡنَٰقُهُمۡ لَهَا خَٰضِعِينَ

4. Haddaan doonno, Waxaan kaga soo dejin calaamo cirka, ay luqumahoodu u khuduucaan2. info

2. Macnaha waxaa lagu qasbayaa inay rumeeyaan.

التفاسير: