Terjemahan makna Alquran Alkarim - Terjemahan Berbahasa Somalia - Abdullah Hasan Yakub

external-link copy
89 : 3

إِلَّا ٱلَّذِينَ تَابُواْ مِنۢ بَعۡدِ ذَٰلِكَ وَأَصۡلَحُواْ فَإِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٌ

89. Kuwa toobad keena (xumo falkooda) kaddib oo wanaagsanaada mooyee. Hubaal Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan. info
التفاسير: