Terjemahan makna Alquran Alkarim - Terjemahan Berbahasa Somalia - Abdullah Hasan Yakub

external-link copy
39 : 22

أُذِنَ لِلَّذِينَ يُقَٰتَلُونَ بِأَنَّهُمۡ ظُلِمُواْۚ وَإِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ نَصۡرِهِمۡ لَقَدِيرٌ

39. Waxaa loo idmay kuwa lala dagaallami (inay dagaallamaan)15 waayo waa la dulmiyey, Allena wuu Karaa inuu guul siiyo. info

15. Waxaa loola jeedaa halkan asxaabtii Nabiga s.c.w.

التفاسير: