क़ुरआन के अर्थों का अनुवाद - सोमाली अनुवाद - अब्दुल्लाह हसन याक़ूब

external-link copy
202 : 2

أُوْلَٰٓئِكَ لَهُمۡ نَصِيبٞ مِّمَّا كَسَبُواْۚ وَٱللَّهُ سَرِيعُ ٱلۡحِسَابِ

202. Kuwaasi waxay leeyihiin qayb(tooda) ka mid ah waxay kasbadeen. Allena wuu ku Dhakhso Badan yahay xisaabta. info
التفاسير: