क़ुरआन के अर्थों का अनुवाद - सोमाली अनुवाद - अब्दुल्लाह हसन याक़ूब

external-link copy
27 : 17

إِنَّ ٱلۡمُبَذِّرِينَ كَانُوٓاْ إِخۡوَٰنَ ٱلشَّيَٰطِينِۖ وَكَانَ ٱلشَّيۡطَٰنُ لِرَبِّهِۦ كَفُورٗا

27. Kuwa dayaca ee wax xun ku bixiya maalka waa walaalaha shayaadiinta, Shay- daanna waa mid ka abaal dhaca Rabbigi. info
التفاسير: