क़ुरआन के अर्थों का अनुवाद - सोमाली अनुवाद - अब्दुल्लाह हसन याक़ूब

external-link copy
12 : 14

وَمَا لَنَآ أَلَّا نَتَوَكَّلَ عَلَى ٱللَّهِ وَقَدۡ هَدَىٰنَا سُبُلَنَاۚ وَلَنَصۡبِرَنَّ عَلَىٰ مَآ ءَاذَيۡتُمُونَاۚ وَعَلَى ٱللَّهِ فَلۡيَتَوَكَّلِ ٱلۡمُتَوَكِّلُونَ

12. Maxaan isugu halleyneyn oo u talo saaraneyn Alle? Isagoo nagu hanuuniyey jidadkayaga (wanaagsan), waana ku samreynaa dhibka aad noo geysataan. Alle uun ha isku halleeyaan kuwaa talo saaran. info
التفاسير: