Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo soomaliiwo - Abdullah Hassan Yaaquuba

external-link copy
4 : 8

أُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ حَقّٗاۚ لَّهُمۡ دَرَجَٰتٌ عِندَ رَبِّهِمۡ وَمَغۡفِرَةٞ وَرِزۡقٞ كَرِيمٞ

4. Kuwaasi waa mu’miniinta runta ah. Waxay ku leeyihiin darajooyin sharaf iyo maamuus ah Rabbigood agtiisa, iyo denbi dhaaf iyo risiq wanaagsan. info
التفاسير: