Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo soomaliiwo - Abdullah Hassan Yaaquuba

external-link copy
4 : 43

وَإِنَّهُۥ فِيٓ أُمِّ ٱلۡكِتَٰبِ لَدَيۡنَا لَعَلِيٌّ حَكِيمٌ

4. Wuxuuna xaqiiq ku sugan yahay asalka Kitaabka3 nala yaal, Kor ah, Xikmad Badan. info

3. Waxaa loola jeedaa Looxa Maxfuudka.

التفاسير: