Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo soomaliiwo - Abdullah Hassan Yaaquuba

external-link copy
11 : 34

أَنِ ٱعۡمَلۡ سَٰبِغَٰتٖ وَقَدِّرۡ فِي ٱلسَّرۡدِۖ وَٱعۡمَلُواْ صَٰلِحًاۖ إِنِّي بِمَا تَعۡمَلُونَ بَصِيرٞ

11. Annagoo leh: Samee duruucda (jaakado bireedyada loo qaato dagaalka), hagaajina sameyntooda, samana fal. Hubaal Anigu waan Arkaa waxaad fashaan info
التفاسير: