Firo maanaaji al-quraan tedduɗo oo - Firo soomaliiwo - Abdullah Hassan Yaaquuba

external-link copy
256 : 2

لَآ إِكۡرَاهَ فِي ٱلدِّينِۖ قَد تَّبَيَّنَ ٱلرُّشۡدُ مِنَ ٱلۡغَيِّۚ فَمَن يَكۡفُرۡ بِٱلطَّٰغُوتِ وَيُؤۡمِنۢ بِٱللَّهِ فَقَدِ ٱسۡتَمۡسَكَ بِٱلۡعُرۡوَةِ ٱلۡوُثۡقَىٰ لَا ٱنفِصَامَ لَهَاۗ وَٱللَّهُ سَمِيعٌ عَلِيمٌ

256. Ma jirto wax isku khasbid ah (aqbalaadda) diinta. Hanuunka wuxuu noqday mid si cad uga muuqda habowga. Ee qofkii ku gaalooba Daaquudka65 (shaydaanka) oo rumeeya Alle, wuxuu ku dhagey guntin adag oo aan go’ayn. Allena waa wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon. info

65. Daaquud waa shaydaan iyo wax kastoo la caabudo Alle sokadi oo ku raalli ah arrinkaa. Waxaa soo galaya sidoo kale sanammada, arwaaxda, dadka la caabudo, iwm.

التفاسير: