আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

At-takwiir

external-link copy
1 : 81

إِذَا ٱلشَّمۡسُ كُوِّرَتۡ

1. Marka qorraxda la duubo (oo la iftiin tiro), info
التفاسير:

external-link copy
2 : 81

وَإِذَا ٱلنُّجُومُ ٱنكَدَرَتۡ

2. Oo xiddiguhu daataan (oo nuurkoodu tago), info
التفاسير:

external-link copy
3 : 81

وَإِذَا ٱلۡجِبَالُ سُيِّرَتۡ

3. Oo buuraha la rujiyo oo budo noqdaan. info
التفاسير:

external-link copy
4 : 81

وَإِذَا ٱلۡعِشَارُ عُطِّلَتۡ

4. Oo geela rimman (qofka waxa uu maal ugu jecel yahay) uu cidleeyo (isaga tago oo laga hayaamo). info
التفاسير:

external-link copy
5 : 81

وَإِذَا ٱلۡوُحُوشُ حُشِرَتۡ

5. Dugaagga la soo wada kulmiyo (qisaas darteed). info
التفاسير:

external-link copy
6 : 81

وَإِذَا ٱلۡبِحَارُ سُجِّرَتۡ

6. Badaha la shido (ama isku soo fatahmaan); info
التفاسير:

external-link copy
7 : 81

وَإِذَا ٱلنُّفُوسُ زُوِّجَتۡ

7. Nafaha lagu lammaaniyo jirarkoodii (macno kale lagu lammaansho eynigood iyo waxay is leeyihiin oo la mid ah); info
التفاسير:

external-link copy
8 : 81

وَإِذَا ٱلۡمَوۡءُۥدَةُ سُئِلَتۡ

8.Oo (tii kastoo yaraan) lagu nolol xabaalay la weydiiyo, info
التفاسير:

external-link copy
9 : 81

بِأَيِّ ذَنۢبٖ قُتِلَتۡ

9. Maxaa denbi ahoo loo dilay? info
التفاسير:

external-link copy
10 : 81

وَإِذَا ٱلصُّحُفُ نُشِرَتۡ

10. Marka kutubta (acmaasha aadmiga ee malaa'igtu qorayeen) la fidiyo. info
التفاسير:

external-link copy
11 : 81

وَإِذَا ٱلسَّمَآءُ كُشِطَتۡ

11. Oo samada laga rujiyo meesheeda, info
التفاسير:

external-link copy
12 : 81

وَإِذَا ٱلۡجَحِيمُ سُعِّرَتۡ

12. Oo Naarta la huriyo. info
التفاسير:

external-link copy
13 : 81

وَإِذَا ٱلۡجَنَّةُ أُزۡلِفَتۡ

13. Oo Jannada la soo dhoweeyo. info
التفاسير:

external-link copy
14 : 81

عَلِمَتۡ نَفۡسٞ مَّآ أَحۡضَرَتۡ

14. Waxay ogaan nafi waxay la timid (khayr ama shar). info
التفاسير:

external-link copy
15 : 81

فَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلۡخُنَّسِ

15. Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay xiddigaha qarsooma (maalintii). info
التفاسير:

external-link copy
16 : 81

ٱلۡجَوَارِ ٱلۡكُنَّسِ

16. Ee ku socda rugahooda ee qarsoomee (dhaca). info
التفاسير:

external-link copy
17 : 81

وَٱلَّيۡلِ إِذَا عَسۡعَسَ

17. Iyo habeenka markuu yimaado (ama tago). info
التفاسير:

external-link copy
18 : 81

وَٱلصُّبۡحِ إِذَا تَنَفَّسَ

18. Iyo subaxu markuu neefsado (oo soo baxo iftiinkiisa). info
التفاسير:

external-link copy
19 : 81

إِنَّهُۥ لَقَوۡلُ رَسُولٖ كَرِيمٖ

19. Hubaal kani (Qur'aanka) waa hadal (Ilaahay) uu keenay Rasuul sharaf badan (Jabriil). info
التفاسير:

external-link copy
20 : 81

ذِي قُوَّةٍ عِندَ ذِي ٱلۡعَرۡشِ مَكِينٖ

20. Awood iyo meeqaan sare ku leh (Alle) agtiis, Rabbiga Carshiga Weyn, info
التفاسير:

external-link copy
21 : 81

مُّطَاعٖ ثَمَّ أَمِينٖ

21. La adeeco, haddana aamin ah kalsooni lagu qabo. info
التفاسير:

external-link copy
22 : 81

وَمَا صَاحِبُكُم بِمَجۡنُونٖ

22. Saaxiibkiin (Nabi Muxammad) ma aha jinnoole. info
التفاسير:

external-link copy
23 : 81

وَلَقَدۡ رَءَاهُ بِٱلۡأُفُقِ ٱلۡمُبِينِ

23. Horay buuna ugu arkay (Jabriil) jihada cad (dhinaca qorrax soo baxa). info
التفاسير:

external-link copy
24 : 81

وَمَا هُوَ عَلَى ٱلۡغَيۡبِ بِضَنِينٖ

24. Ma aha (Nabi Muxammad) mid ceshada cilmiga ku saabsan Ghaybka. info
التفاسير:

external-link copy
25 : 81

وَمَا هُوَ بِقَوۡلِ شَيۡطَٰنٖ رَّجِيمٖ

25. (Qur’aanku) ma aha hadalka Shaydaan laga fogeeyey (Naxariista Alle). info
التفاسير:

external-link copy
26 : 81

فَأَيۡنَ تَذۡهَبُونَ

26. Ee xaggee aadeysaan? info
التفاسير:

external-link copy
27 : 81

إِنۡ هُوَ إِلَّا ذِكۡرٞ لِّلۡعَٰلَمِينَ

27. (Qur’aanku) ma aha waxaan aheyn Waano ku socota ummadaha oo dhan. info
التفاسير:

external-link copy
28 : 81

لِمَن شَآءَ مِنكُمۡ أَن يَسۡتَقِيمَ

28. Qofkii idinka mid ah ee dooni inuu (ku) toosnaado (Xaqa). info
التفاسير:

external-link copy
29 : 81

وَمَا تَشَآءُونَ إِلَّآ أَن يَشَآءَ ٱللَّهُ رَبُّ ٱلۡعَٰلَمِينَ

29. Oo waxna ma dooni kartaan aan ahayn wuxuu Alle doono, Rabbiga uumanka. info
التفاسير: