আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
28 : 39

قُرۡءَانًا عَرَبِيًّا غَيۡرَ ذِي عِوَجٖ لَّعَلَّهُمۡ يَتَّقُونَ

28. Qur’aan af Carabi ah, aan wax qallooc ahi lahayn8, si ay (xumaha uga) dhowrsadaan (oo Alle u hoggaansamaan). info

8. Aan lahayn wax ka weecasho ah xaqa.

التفاسير: