আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
9 : 31

خَٰلِدِينَ فِيهَاۖ وَعۡدَ ٱللَّهِ حَقّٗاۚ وَهُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡحَكِيمُ

9. Iyagoo ku waaraya dhexdeeda weligood, waa Ballan Alle oo Xaq ah, Allena waa Adkaadaha Sare , Xakiimka ah. info
التفاسير: