আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
102 : 20

يَوۡمَ يُنفَخُ فِي ٱلصُّورِۚ وَنَحۡشُرُ ٱلۡمُجۡرِمِينَ يَوۡمَئِذٖ زُرۡقٗا

102. Maaalinta buunka la afuufi21 (afuufka labaad), oo aan isu soo kulmin denbiila- yaasha Maalintaa iyagoo indho cawlan22. info

21. Afuufka labaad ee Buunka, waana afuufka dadka ay ka soo bixi doonaan qubuurahooda iyagoo nool.
22. Cabsi darteed, ama macnaha waa iyagoo indha la’ waxba aan arkayn.

التفاسير: