আল-কোৰআনুল কাৰীমৰ অৰ্থানুবাদ - চোমালি অনুবাদ - আব্দুল্লাহ হাছান য়াকূব

external-link copy
6 : 16

وَلَكُمۡ فِيهَا جَمَالٌ حِينَ تُرِيحُونَ وَحِينَ تَسۡرَحُونَ

6. Waxaa idiinku sugan (xoolaha) qurux markaad u soo celinaysaan galabnimada (guriga)iyo markaad u foofinaysaan daaqa. info
التفاسير: